Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Booqday Wiil Dhaawac Ay Ciidamadu Ugaysteen Darteen Ku Waayay Xiniinyihiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Booqday Wiil Dhaawac Ay Ciidamadu Ugaysteen Darteen Ku Waayay Xiniinyihiisa!
June 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani, gudoomiyaha xisbiga wadani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta cisbitaalka ku booqday wiil dhalinyaro ah oo mudoharaadkii xisbiyada mucaaridka kaasi oo laga saaray xiniin yaha kadib dhaawicii soo gaadhay

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa wax laga xukuumado ku tilmaamay in ciidankii booliska ee  wiilkan dhaawaca ugaystay ay hadana yidhaahdaan hore uqabay nabarka sobobay in xiniinta laga saaray/

COMMENTS
LINKS