Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Gudi Golaha Katirsan Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Gudi Golaha Katirsan Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Mucaaridka!
June 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay halka ay marayso dhexdhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa golaha gu wargaliyay in sedex cisho ay fasax ahaan doonaan taasi oo ay ku jiri doonaan hawlaha xalinta khilaafka mucaaridka iyo xukuumada islamarkaana ay salaasada keenin doonaan warbixinta.

 

COMMENTS
LINKS