Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan Xog-waran Ah La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan Xog-waran Ah La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland.
June 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Xog-waran La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Toorno.

Sidoo kale kulan ayaa warbixin uu wasiirku xildhibaanada kasiiyay xaalada waxbarasho ee dalka kadib ayaa waxa su,aalo  waydiiyay aarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS