Shir Somaliland Iyo Itoobiya Kaga Arinsanayeen Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Jig Jiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Somaliland Iyo Itoobiya Kaga Arinsanayeen Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Jig Jiga.
June 25, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Shir lagaga hadlayay xakamaynta duurjoogtada sida shari darada uga gudubta xuduudaha ayaa lagu soo gabo gabeeyay caasimada ismaamulka somalida ee jig jiga.

Shirkan oo udhexeeyay somaliland iyo dds ayaa kana qabsoomay magaalada jig jiga ayaa ujeedadiisu ahayd sidii labada dal iskaga kaashan lahaayeen waxka qabashada duur joogta sida sharci darada ah looga ganacsato iskagana gudubta xuduudaha somaliland iyo itoobiya kaasi oo ay agaasintay haayad caalamiga oo ka shaqaysa ilaalinta duur joogta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS