“Waxaan Runtii In Badan Saluugaa Qiimaha Iyo Mustawaha Aynu Udhigno Maalinta 26JUNE”Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Runtii In Badan Saluugaa Qiimaha Iyo Mustawaha Aynu Udhigno Maalinta 26JUNE”Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.
June 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaq khaliif axmed oo caawa ka hadlay munaasibad lagu xusayay sanad guurada 62aad ee kazoo wareegtay maalintii somailand xornimada ka qaadatay boqortooyada ingiriiska ee 26june 1960 ayaa shacabka somalland bogaadiyay isagoo sheegay in aan somaliland sifiican uxusin maalinta oo qiimo wayn ugu fadhida shacabka Somaliland iyo madaxbanaanidooda.

Dhanka kale gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa xusay dadkii tacabka wayn Galiyay sidii xornimadeeda ay uqaadan lahayn Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS