DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska Sanad Guurada 62aad Ee Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska Ee 26june 1960! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska Sanad Guurada 62aad Ee Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska Ee 26june 1960!
June 25, 2022 - Written by Editor:

“Dad-weynaha Midbaan Leeyahay, Waxaa Sawaxan Idaacadaha ka Baxayaa Colaad Ha moodina, Car-cartanka iyo Siyaasadu Yaanay Idin Coleysiin, Xirsi Shalay Isku xisbiga Kulmiye Ayaanu ahayn, Cirrona Waxaanu soo wada ahayn Mucaarad, Berina Anagoo Gacmaha Is Haysana Ayaad Arki Doontaan, Dad-weynow Siyaasadu Yaanay Idin Colaysiin“Madaxwayne Biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MADAXWAYNAHA JSL;

 

COMMENTS
LINKS