Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Sanadkan Dadka Reer Somaliland Aanay Tagaynin Gudasha Xajka Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Sanadkan Dadka Reer Somaliland Aanay Tagaynin Gudasha Xajka Iyo Sobobta!
June 28, 2022 - Written by Editor:

“ Sanadkan shacabka Somaliland way ka baaqdeen gudashada Xajka, kadib Markii dowladda Somalia musuqday saamigii Somaliland.”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta jsl.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albani ayaa shaaciyay in sanadkan dadka reer Somaliland aanay tagaynin xajka kadib markii maamulka somaliya ay musuq maasuqeen ogolaashii lagu tagayay xajka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS