Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay.
June 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada qorshaynta qaranka uu Madaxwayne biixi umagacaabay laba cisho Dr Buuxane ayaa ka dareen celiyay sida uu u arko xilka loo magacabaay iyo dareenkii kaga soo noqday shacabka somalland

Sidoo kale Wasiir Dr Buuxane ayaa wax laga waydiiyay in uu mudo raadiyay in loo magacaabo xil wasiirnimo iyo jawaabta uu ka bixiyay?

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS