WAJAALE NEWS

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada qorshaynta qaranka uu Madaxwayne biixi umagacaabay laba cisho Dr Buuxane ayaa ka dareen celiyay sida uu u arko xilka loo magacabaay iyo dareenkii kaga soo noqday shacabka somalland

Sidoo kale Wasiir Dr Buuxane ayaa wax laga waydiiyay in uu mudo raadiyay in loo magacaabo xil wasiirnimo iyo jawaabta uu ka bixiyay?

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version