WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Taliyayaasha Ciidamada Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl somaliland ayaa xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaarkamid ah taliyayaasha ciidamada bada, sirdoonka iyo laanta socdaalka.

Inkasta oo aan la shaacin wareegtada uu madaxwayne biixi xilalka kaga qaaday masuuliyiinta iyo magcaabista uu ku sameeyayba hadana wararka lagu kalsoon yahay oo laga helay ayaa shaaciyay xilka qaadista iyo magacaabista taliyayaasha ciidamada qaar.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version