Dawlada Taiwan Oo Somaliland ku Wareejisay Laba Ambulance Oo La siin Doono Cisbitaalada Gabiley Iyo Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Taiwan Oo Somaliland ku Wareejisay Laba Ambulance Oo La siin Doono Cisbitaalada Gabiley Iyo Hargaysa.
June 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa wasaarada caafimaadka smaliland ku wareejiyay laba gaadhi oo an Ambulance ay ugu deeqday Somaliland.

Sidoo kale laba gaadhi ee Ambulance ah ayaa la siindoonaa cisbitaalada gabiley Iyo Hargaysa sida uu sheegay agaasimaha wasaarada caafimaadku.

COMMENTS
LINKS