๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต ๐—จ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฅ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ก๐—ถ๐—ป ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ต ๐—ข๐—ผ ๐—”๐˜† ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐˜‚ ๐——๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜†! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต ๐—จ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฅ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ก๐—ถ๐—ป ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ต ๐—ข๐—ผ ๐—”๐˜† ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐˜‚ ๐——๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜†!
June 30, 2022 - Written by Editor:

(INAY Muslim Noqoto Waxaa Sabab u Ahaa (Ninkeeda Oo Somali ah )

Mid kamid ah Xaafadaha Caasimada Romaniya Ee Bucharest. Waxaan Si kadis ah Ku aragnay Mamo Romaniyan ah Afka Somaliga Ah ku hadasha

Magaceedi Islaamka kadib Loo bixiyay waa Halimo Sacdiyo,

Dhalasho ahaan waxey Kasoo jeedaaย  Romainia, Balse Waxey caruur uย  Dhashay nin Somali ah Caruurteeduna Waa (Xareed & Mohamed )ย  Ninkeediiย  Hore Wuu Dhintay, Iyo Mid kamidย  Wiilasheeda…

Waayaheedi Nolasha Mar Ee Igaย  Shekeeneysay Waxey tidhi, “Waxaanย  guursadayย  2Nin oo Somali ah Midka Koowaad Ee Aanย  Caruurta Udhalayย  Wuxuu Kasoo jeeday Somaliland waxaanu ahaaย  (ISAAQ ~SACAD MUUSE ~ Jibriil Abokor Reer XAREED ) waxaana la odhan jiray

Sheekh Barkhad Cawaaleย  waana Qofkii Sababta U ahaa in aan Diinta islaamka soo galo (alle ha unaxariisto) Waxey iisheegtay In Reerkaas Jeclaan lahayd In Maalin uun lakulanto….

Tiro 6 jeer Baa Somalia Tagay Waqtigii Barisamaadka ayay Hadalkeedi Sii raacisay..

“Ninka labaad Ee aan Guursaday Wuxuuย  Kasoo Jeeday BALADWAYENE (XAWAADLE ~Cabdlla Salaymaan) Hada Mawada Xiriirno Oo xidhiidhkayaguna Mar hore ayuu go’ay Wuxuuย  kunoolyahay Germany” ayay tidhi

75% Luqada Somaliga Iigu sheekeyneesay Mar marne Heeso qaaraami ah ayay cod Yar ku qaadeesay Walibaย  lahjada Reer Waqooyiga /

Wareeysi Muuqaal ah Aan rabnay inaa Ka Qaadno aniga Iyoย  ( Geedi Sahan – Somali Traveler ) Nooma Suura galin…wax Taleefan ah iyo adress ah inooma reebin Oo taleefanba maba Wadato…

Anagane Waxaan Leenahay “Shiekh Barqad Cawaalle” Alle Haku Naxariisto Qofkii Reerkaas Yaqaanane Sheekadan Hala wadaago Inshallhย  โค๏ธโค๏ธ

โœ๏ธMohamud Hassan Qasaaye

๐Ÿ“ธGeedi Sahan – Somali Traveler

COMMENTS
LINKS
       
       
       
      ๏ปฟ