Fanaanad Khadra Daahir Cige Oo Caawa Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanad Khadra Daahir Cige Oo Caawa Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa.
July 2, 2022 - Written by Editor:

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN;

Alle ha,Unaxariistee waxaa caawa fiidkii magaalada hargaysa Ku Geeriyootay Marxuumad Fanaanad Khadra Daahir Cige oo Maalmihii Udanbeeyay xanuun ujiiftay Cisbitaalka Hargaysa International Ee Magaalada Hargaysa oo ay caawa ku geeriyootay.

Marxuum Khadra Daahir Cige ayaa mudo dheer ka tirsanayd bahda fanka iyadoo gayiga somalida siwayn looga yaqaanay 50sano in ka badan oo ay katirsanayn bahda fanka iyadoo dhawaan shaacisay in ay a baxday fanka

Bahda shabakada wararka ee wajaalenews waxay halkan dhambaal tacsi ah uga diraysaa qoyskii, qaraabadii iyo bahda fanka somaliyeed samir iyo iimaan Alle Haynaga siiyo marxuumada alle Ha,ufududeeyo su,aasha qabriga Allena ha,ugu deeqo janatul fardowsa

AAMIN AAMIN YAA ALLAH.

 

COMMENTS
LINKS