Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Madaxda Urur Siyaasadeedyada Cusub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Madaxda Urur Siyaasadeedyada Cusub!
July 11, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay  qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.

COMMENTS
LINKS