Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Doortay Hogaanka Ku Meelgaadhka Ah Ee Ururka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Doortay Hogaanka Ku Meelgaadhka Ah Ee Ururka
August 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad ay magaalada hargasya ku qabsadeen urur siyaasadeedka waabari ayaa lagu doortay xubnaha ururka hogaamin doono

Waxaana gudoomiyaha ururka loo doortay cabdirasaaq ataash. Halka kuxigeenkana looga doortay mustafe qodax xoghayaha guud ee ururkana waxaa loodoortay haweenay.

 

COMMENTS
LINKS