Culimo Awdiin Kormeer Ku Tagay Dhismaha Jaamacada Quraanka Ee Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Culimo Awdiin Kormeer Ku Tagay Dhismaha Jaamacada Quraanka Ee Magaalada Hargaysa.
August 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada Somaliland ayaa baanta booqday dhismaha jaamacada quraanka kariimka ah oo dhismaheegu ka socdo magaalada hargaysa taasi oo bilowgeedii uu lahaa Alle ha,unaxariistee sheikh aadansiiro.

Sidoo kale culimada ayaa uduceeyay sheekhii aas aaskeeda lahaa gudoomiyihii gudida dhismaha jaamacada sheikh aadansiiro.

COMMENTS
LINKS