WAJAALE NEWS

Fanaaniinta Lamaanaha ah Ee Fadxiya Fiska Iyo Mubaarik Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa .

HARGAYSA(W,N)-Fanaaniinta lamaanaha ah ee fadxiya fiska iyo mubaarik ayaa maanta lagu casuumay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen fanaaniin madaxdhaqameed, abwaano iyo shakhsiyaad kale oo bulshada magic ku dhex leh.

Exit mobile version