WAJAALE NEWS

War-saxafadeed Kasoo Baxay Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Iyo Waxa Uudaaran Yahay!

Hargaysa(W,N)-Warsaxafadeed kazoo baxay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa lagu beeniyay war si xaqiiqda ka foga uga mareegta Somali Dispach kaasi oo ay kaga been sheegeen 34qof oo itoobiyaan ah oo dalkoogii dib loogu celiyay balse ay qoraalkooga ku sheegeen in dadkaasi oo xoog lagu tarxiilay

Sidoo kale haayada qaxoontiga ayaa faah faahin ka bixiyay dadka ay dalkooga ku celisay arimaha ay ka wada shaqeeyaan haayada IOM.

HALKAN KAGA BOGO NUXURKA QORAALKAN;

Exit mobile version