“Sharciga Madaxwaynuhu Ma Ilaaliyo Ee Danihiisa Ayuu Ku Ilaashadaa”Xisbiga Ucid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sharciga Madaxwaynuhu Ma Ilaaliyo Ee Danihiisa Ayuu Ku Ilaashadaa”Xisbiga Ucid.
August 3, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid Yuusuf kayse cabdilaahi ayaa ka hadlay banaanbaxyada ay xisbiyada mucaaridku wadaan isagoo ciidamada booliska uga digay in ay noqdaan kuwo taageera xisbiga xaakimka kulmiye

Sidoo kale xoghaye Yuusuf Kayse ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland aanu ilaalin sharciga dalka bals uu ilaaliya danahiisa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS