Xildhibaan Indho Indho Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Yeedhmo Ah Oo Uga Yimid Maxkamada Gobolka Sool Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Indho Indho Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Yeedhmo Ah Oo Uga Yimid Maxkamada Gobolka Sool Iyo Sobobta!
August 3, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadr indho indho ayaa ka hadlay qoraal yeedhmo ay oo uga yimid maxkamada gobolka sool oo qoraalkiisa lagu faafiyay baraha bulshada

Sidoo kale xildhibaan indho indho ayaa sheegay in aanu tagay isagoo hoosta ka xariiqay sobobta aanu utagay maxkamada.

COMMENTS
LINKS