WAJAALE NEWS

Xildhibaan Indho Indho Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Yeedhmo Ah Oo Uga Yimid Maxkamada Gobolka Sool Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadr indho indho ayaa ka hadlay qoraal yeedhmo ay oo uga yimid maxkamada gobolka sool oo qoraalkiisa lagu faafiyay baraha bulshada

Sidoo kale xildhibaan indho indho ayaa sheegay in aanu tagay isagoo hoosta ka xariiqay sobobta aanu utagay maxkamada.

Exit mobile version