Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ciidamada Fadaraalka Itoobiya Ka Socday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ciidamada Fadaraalka Itoobiya Ka Socday!
August 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti  ka socday Ciidamada Dawlada fedaraalka ah ee Itoobiya oo uu hor kacayay Madaxa wardoonka Ciidanka Faderaalka Itoobiya General Burhanu kebede.

Waxay labada dhinac kawada hadleen  xoojinta iskaashiga amni ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay ciidanka.

COMMENTS
LINKS