DAAWO;-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Beelaha Ciise. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Beelaha Ciise.
August 3, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh, Muxumed oo ka Qaybgalay shirka beesha ciise uga furmay deegaanka Ayshaca Ee Ismaamulka somalida ee dalka itoobiya ayaa ka jeediyay Khubad dhinacyo badan taabanaysa oo la xidhiidha muhiimada Uu shirka ciise uleeyahay guud ahaan somalida oo dhan gaar Ahaan midnimada beesha ciise

Sidoo kale suldaan ismaaciil ayaa balan qaaday in ay ka beel ahaan ka dawlad ahaanba diyaar uyihiin wixii looga baahdo dhinacooda.

Dhanka kale Suldaan Ismaaciil ayaa ka hadlay beesha ciise iyo saamaynta ay ku leedahay dalalka jabuuti, Somaliland iyo DDS.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS