Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Ku Celiyay In Aanu Sharci Ahayn Mudo Haraado Ay Sameeyaan Mucaaridku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Ku Celiyay In Aanu Sharci Ahayn Mudo Haraado Ay Sameeyaan Mucaaridku!
August 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa markale digniin culus udiray xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in ay abaabulayaan banaanbaxyo aan sharci ahayn

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa Amaro culus faray ciidamada amaanka oo la xidhiidha ka hortaga mudo haraadka.

COMMENTS
LINKS