WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Ku Celiyay In Aanu Sharci Ahayn Mudo Haraado Ay Sameeyaan Mucaaridku!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa markale digniin culus udiray xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in ay abaabulayaan banaanbaxyo aan sharci ahayn

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa Amaro culus faray ciidamada amaanka oo la xidhiidha ka hortaga mudo haraadka.

Exit mobile version