Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ugu Baaqay In Ay Marunka Udhexeeya Ku Dhamaystaan Wadahadal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ugu Baaqay In Ay Marunka Udhexeeya Ku Dhamaystaan Wadahadal.
August 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin oo ka hadlayay madal hadhimo sharafeed loogu sameeyay ayaa xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay khilafaaka udhexeeya ee arimaha doorashada ku dhamaystaan wada hadal.

COMMENTS
LINKS