WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ugu Baaqay In Ay Marunka Udhexeeya Ku Dhamaystaan Wadahadal.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin oo ka hadlayay madal hadhimo sharafeed loogu sameeyay ayaa xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay khilafaaka udhexeeya ee arimaha doorashada ku dhamaystaan wada hadal.

Exit mobile version