WAJAALE NEWS

Shir Culimada Uga Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Sheikh Ismaaciil Dheeg Oo Ka Warbixiyay.

HARGAYSA(W,N)-Magaalada hargaysa ayaa waxaa maanta shir uga Culimo awdiin tiro badan oo iskaga kala timiday deegaanada Somaliland iyo guud ahaan gobolada  Somaliland.

Sheekh ismaaciil Dheeg oo kamid ah culimada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada shirkan iyo arimaha lagaga hadlayo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version