WAJAALE NEWS

“Hal Ku Dhigyadii Daahir Riyaale Waxaa Kamid Ahaa “Somaliland Mudo Kordhin Ku Iibsami Mayso, Ee Doorasho Ayay Ku Iibsamaysaa”Ganacsade Aadan Baradho.

HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Aadan Baradho oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusa madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale ayaa ka waramay wakhtigii uu somaliland hogaaminayay in qabyaaladu sidan hada ay ka yarayd,

Sidoo kale ganacsade aadan baradho ayaa soo bandhigay hal ku dhigyadii laga guntay daahir riyaale ee ahaa somaliland mudo kordhin ku iibsami mayso ee doorasho ayay ku iibsamaysaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version