Sheikh Dirir Oo Ka Hadlay Warwarka Ay Shacabka Somaliland Ku Hayaan Muranka Doorashooyinku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheikh Dirir Oo Ka Hadlay Warwarka Ay Shacabka Somaliland Ku Hayaan Muranka Doorashooyinku!
August 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimada somaliland ayaa ka hadlay war warka ay bulshada ku Keento markasta oo ay doorashooyin dhacayaan khilaafka iyo Muranka xukuumada iyo mucaaridka

Sidoo kale sheikh dirir ayaa sheegay in hadii umadu nimcada Alle ku shukri naqi waydo ay ku mutaystaan halaag

Dhanka kel sheikh dirir ayaa farta ku fiiqay sida madaxdii umadu dooratay halkii ay wax ka qaban lahaayeen ay kaga mashquuleen muran iyo ishaysi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS