WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Xaalada Abaareed Ee Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhaysa Bulshada!

GABILEY(W,N)-Xaalada abaareed ee deegaano katirsan gobolka gabiley ayaa sii adkaanaysa taasi oo hada ay xoolihii udhimanayaan baad iyo biyo la,aan

Dadwaynaha deegaanka ijaara oo katirsan gobolka gabiley ayaa baaq udiray xukuumada iyagaa dalbay in loosoo gurmado

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version