WAJAALE NEWS

“Inagu Markaynu Fashilanay Waxaynu Isku Madadaalinaa, Shalay Ayaynu Dagaal Kasoo Baxnay, Waar Dagaalka 30sano Ayaa Ka Danbeeyay…Sh, Mustafe.

“Hantideena Iyo Horumarkeeno Ma Wada Socdaan Dhinacna Uma Wada Jeedaan”Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay fahsilka iyo jiho la,aanta ku habsaday Somaliland iyo hadalada aynu ismu maaweelino ee shalay ayaynu dagaal kazoo baxnay xili ay kazoo wareegtay mudo 30sano ah maamulada intaa wax qaban waayayna aan laga filayn In ay hada wax qabtaan

Sidoo kale sheikh mustafe ayaa sheegay in Hantideenu iyo horumarka dalkeenu aanu isku dhinac usocon balse dadka hantida haystaan ay usocdaan sidii wixii bulshada ku hadhay ay gacantooda ugali lahayd,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA SHEEKHA;

 

 

Exit mobile version