Bandhigga Buugga The SNM Liberation Struggle (1981 – 1993) Ee Uu Qoray Boobe Yuusuf Ducaale Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bandhigga Buugga The SNM Liberation Struggle (1981 – 1993) Ee Uu Qoray Boobe Yuusuf Ducaale Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
August 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibada bandhiga buuga The SNM Liberation Struggle (1981 – 1993) kaasi oo uu qoray Qoraa cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” Ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xukuumada katirsan,aqoonyahan, qaarkamid ah mujaahidiintii Snm, Dhalinyaro Iyo Haween.

 

WAJAALENEWS

COMMENTS
LINKS