Mdaxwaynaha Jsl Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Kutimid Abwaan Maxamed Ibraahim”Hadraawi” Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mdaxwaynaha Jsl Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Kutimid Abwaan Maxamed Ibraahim”Hadraawi” Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa.
August 18, 2022 - Written by Editor:

Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa ka hadlay geerida kumitid abwaan maxamed ibraahim warsame Hadraawi oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa isagoo madaxwaynuhu shacabka iyo bahda suugaantaba ka tacsiyadeeyay geerida .

 

 

COMMENTS
LINKS