Morocco Oo 1;0 Kaga Badiyay Portugal, Noqotayna Dalkii Uhoreeyay Ee Africaan Ah Ee Iska Xaadiriyay Semi faynal Koobka Aduunka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Morocco Oo 1;0 Kaga Badiyay Portugal, Noqotayna Dalkii Uhoreeyay Ee Africaan Ah Ee Iska Xaadiriyay Semi faynal Koobka Aduunka!
December 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xulka dalka Marooco ayaa guul ka gaadhay tartanka koobka aduunka kadib markii ay caawa Hal Iyo Eber kaga badisay xulka dalka Portugal, Iyagoo iska xaadiriyay semi faynalka koobka aduunka Afar dhamaadka.

Sidoo kale Xulka Dalka Morocco ayaa noqday taariikhda dalkii uhoreeyey ee qaarada Africa ka socday ee gaadha afar dhamaadka koobka aduunka.

 

 

COMMENTS
LINKS