Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Munaasibad Abaalmarin Ah Uqabatay Shaqaalaha Wasaarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Munaasibad Abaalmarin Ah Uqabatay Shaqaalaha Wasaarada.
January 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland ayaa qabatay munaasibad ay ku abaalmarinayso shaqaalaha wasaarada kuwii ugu wanaagsanaa sanad 2022kii

Munaasibada ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukkuumada jsl

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS