Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abni Ee Magaalada Laascanood Iyo Cida Sugaysa Amaanka Garaadada Ku Shiraya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abni Ee Magaalada Laascanood Iyo Cida Sugaysa Amaanka Garaadada Ku Shiraya!
January 24, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jsl oo ay weheliyaan saraakiisha kala duwan ee ciidanka boliska iyo qaranka oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada abniga ee magaalada iyo qaabka ay sugeen abniga garaadadii lagu soo dhaweeyay gobolka sool.

Sidoo kale taliye nuux ayaa sheegay in ay ciidamada qaranka Somaliland gacanta ku hayaan abniga garaadada iyo shirka ay ku qabsan doonaan magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS