Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Qorilugud Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kazoo Yeedhay Qaarkamid Ah Garaadada Beelaha Dhulbahante | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Qorilugud Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kazoo Yeedhay Qaarkamid Ah Garaadada Beelaha Dhulbahante
January 24, 2023 - Written by Editor:

QORILUGUD(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka qorilugud ee gobolka sool ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo kazoo eedhay qaarakmid ah garaadada beelaha dhulbahante kuwaasi oo sheegay in ay gobolka sool kaligoood degaan.

COMMENTS
LINKS