WARBIXIN;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Mudo Sedex Bilood Aan Kasoo Xaadirin Xafiisyadooda Shaqo+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WARBIXIN;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Mudo Sedex Bilood Aan Kasoo Xaadirin Xafiisyadooda Shaqo+Sobobta!
January 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga diyaariyay qaarkamid ah xafiisyada dawlada ee ay wasiiradu ugu shaqeeyaan ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan wasiiro mudo sedex bilood ah kasoo xaadirin xafiiska iyo dhibta haysa bulshadii shaqada uga baahnayd.

COMMENTS
LINKS