WAJAALE NEWS

Siyaasiyiin & Madaxdhaqameedka Jsl Oo ka Hadlay Qaabka Loo Xalin Karo Xaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiin iyo madaxdhaqameedka reer somaliland oo ku kulmay madal ayaa si dareen leh uga hadlay xaalada ka taagan gobolka sool iyagoo soo jeediyay qaababka lagu xalin karo iyo waxyaabaha xukuumada looga baahan yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version