WAJAALE NEWS

Somaliland Oo Canbaaraysay Fal Xadgudub Iyo Cunsuriyad ah Oo Kooxo Dalka Sweden Ku Dhaqani Kula Kaceen Kitaabka Quraanka Kariimka Ah

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa canbaareeyay fal xadgub iyo cunsuriyad ah oo kooxa xagjir ah kula kaceen kitaabka quraanka kariim ah islamarkaana dawlada sweden ugolaatay in gubaan kitaabka quraanka kariimka ah

Sidoo kale madaxayne kuxigeenka somaliland ayaa ku baaqay in dawladaha islaamka si wada jir ucanbaareeyaan falkan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version