Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada Hargaysa.
January 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Muuse Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee caasimada Hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS