Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada Hargaysa.
Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Muuse Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee caasimada Hargaysa