Maamulka Degmada Wajaale Oo Xadhiga Ka Jaray Huteelka Cusub Ee Ceel Bardaale Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Xadhiga Ka Jaray Huteelka Cusub Ee Ceel Bardaale Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale!
January 25, 2023 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Xoghayaha dawlada hoose ee wajaale iyo masuuliyiin kale ayaa xadhiga ka jaray huteel cusub oo laga hirgaliyay magaalada wajaale kaasi oo ah huteel hurdo.

Maamulka huteelkan cusub ee ceel bardaale xamse idiris ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay macaamiishu ka heli doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://fb.watch/ihd7auMZzD/
https://fb.watch/ihd7auMZzD/

COMMENTS
LINKS