Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Gudida Wada Hadalada Ururada Siyaasada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Gudida Wada Hadalada Ururada Siyaasada!
January 26, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Magacaabay Gudi ka kooban shan xubnood kuwaasi oo wada hadalo lagali doona ururada siyaasada gaar ahaan kuwo soo baxay qarkood iyo kuwii ku hadhay tartankii hore.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS