DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xalin La,aanta Dhibaatada Ka Taagan Laascanood Iyo Arimaha Ku Gadaaman! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xalin La,aanta Dhibaatada Ka Taagan Laascanood Iyo Arimaha Ku Gadaaman!
January 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xaalada magaalada laascanood ee gobolka sool ayaa marba marka ka danbaysa kasii darayso kadib markii shacabka ku dhaqan ka ka kaceen dilal mudooyinkii udanbeeyayloo gaysanayay haldoorka magaalada oo aanay xukuumada somaliland waxba kaqaban

Laascanood xiligan waxaa iskugu yimid badi garaadada beelaha dhulba hante iyadoo shacabkuna kusoo dhaweeyay calanka buluuga ah ee somaliya halka gudidii wasiirada ahyad ee ku sugnaa wali wax xal ah ka keenin

Dhanka kale somaliland ayaa marxalado badan kaga soo gudubtay doorka ay madaxdhaqameedku kaqaataan xalinka khilaafaadka kuwasi oo hada mesha ka baxay badina ay isku dhaceen madaxwayne biixi guurtidii oo iyagu ku guuldaaraysay doorkii ayku lahayd nabadaynta dalka iyo ganacsatadii oo aanay xukuumadu dhagaysay taladooda

HALKAN  KAGA BOGO WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS