Xukuumada Somaliland Oo Albaabada Iskugu Laabtay Tvga Somnews Iyo Xabsigana Utaxaabtay Suxufi Ka Hawlgalayay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Albaabada Iskugu Laabtay Tvga Somnews Iyo Xabsigana Utaxaabtay Suxufi Ka Hawlgalayay!
January 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta albaabada iskugu laabtay televisionka somnews xaruntiisa magaalada hargaysa iyadoo ku warglisay in la xayiray tvgan

Sidoo kale sida uu ku waramay midkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala ayaa sheegay in xukuumadu xabsiga utaxaabtay suxufi ka hawlgali jiray isagoo sheegay in aan loo sheegin waxa sobobay in la xidho xarunta tvga.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS