Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada Ku Dhaqan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada Ku Dhaqan.
January 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheikh cabdiraxmaan dheer oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool isagoo baaq culus udiray bulshada ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland.

COMMENTS
LINKS