HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa oo ay weheliyaan maayarka kuxigeenka iyo xoghayaha dawlada hoose ayaa shaaciyay in ay shaqaalihii ugu tirade badnaa ee katirsan dawlada hoose shaqada uga eryeen arimaha musuq maasuq oo ay ku kaceen halka qaarkamid ah shaqaalaha dawlada hoosena uxidhan yihiin musuq maasuq ay ku kaceen
Sidoo kale maayarka caasimada ayaa fariin udiray shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa oo uu ku wargliyay in aanay lacag ku bixinin bilaa jiwan iyo hawlaa laydiinka soo dhamaynayaa masuuliyiinta dawlada hoose.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;