Abwaan Maxamed Saleebaan Tuke Oo Curiyay Maanso Ka Hadlaysa Qiimaha Ay Nabadu Leedahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Maxamed Saleebaan Tuke Oo Curiyay Maanso Ka Hadlaysa Qiimaha Ay Nabadu Leedahay
February 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan/fanaan maxamed saleebaan tuke oo kamid ah bahda hal abuurka Somaliland ayaa curiyay maanso cusub oo ka hadlay muhiimada ay leedahay nabadu xili xaalad colaadeed ka taagan tahay gobolka sool.

HALKAN KAGA BOGO MAANSADAN;

COMMENTS
LINKS